Shirkadaha Diyaaradaha oo looga digay in Garbahaarey usoo qaadaan Guddigii uu Rooble Magacaabay

Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu dhawwaan magacaabay Ra’isul Wasaare Rooble. Masuliiyin katirsan maamulka Garbahaarey oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaaladasai ayaa sharci daro ku tilmaamay guddiga Rooble magacaabay, waxa ayna uga digeen in ay yimaadaan … Continue reading Shirkadaha Diyaaradaha oo looga digay in Garbahaarey usoo qaadaan Guddigii uu Rooble Magacaabay